Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:-Barakac Xoogan oo ka socda Maanta Gobolka Sh/Hoose

Tastylia online, buy lioresal online.

Cialis Black no rx, buy lioresal online.

Wararka ka imaanaya Deegaano katirsan Gobolka Sh/Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka socoto barakac ballaaran oo shacabku sameenayaan.

Deegaanada Waaya arag ilaa Laanta Buuro ayaana dadka rayidka ah ay ka barakacayaan kadib markii Ciidanka AMISOM ay dhibaatadooda ay sii korortay.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA cheap tadalafil, buy zithromax.

Cumar Aadan oo ka mid ah Odayaasha Dhaqan Deegaanadaasi ayaa sheegay in dhacdadii ugu dambeysay lagu dilay shalay ilaa shan qof oo shacab ahaa.

Waxa uu sheegay in taasi ay keentay in dadku ka barakacayaan deegaano dhowr ah oo dhinaca laamiga udhaw maadama AMISOM si Arxan daro ah ugu leeneyso Shacabka..

Maanta ayaa la filayaa in deegaanka Laanta Buuro lagu aaso Meydka Shantii Qof Ee AMISOM ku Xasuuqeen Deegaankaasi.

You must be logged in to post a comment Login