Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso Barre Hiiraale oo kahadlay Go’aankii kasoo baxay Shirkii Magaalada Kampala

Shirki ka dhacay Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa dowlada Soomaaliya waxaa loogu ogolaaday inay noqoto tan leh xukunka ugu badan ee magaalada gaar ahaan ilaha dhaqaalaha.
Hadaba Arintaas waxaa kahadlay Barre Hiiraale oo dhawaan ciidamadiisa laga saaray Magaaladaas Kismaayo kadib dagaalo xoogan oo dhacay

Halkan riix si aad u dhageysatid Barre Hiiraale

Waxaa uu sheegay in xaq ay uleedahay dowlada Soomaaliya inay maamusho dhamaan deegaanada dalka uuna soo dhaweynayo go’aankii shirkaas kasoo baxay

You must be logged in to post a comment Login