Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Cali gaab oo sheegay Amaanka inaan lagula xisaabtami doonin..

buy Cialis soft FRUIT online cheap, zithromax reviews.
order Viagra soft FRUIT online cheap, dapoxetine online. order Cialis Black online, cheap zithromax.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada  Muqdisho ayaa sheegay in aysan jirin Cid si gaar ah lagula Xisaabtamayo Amniga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

 

“Aniga ayaa u sareeya hadda Nuucyada Ciidamada Ee Amniga Gobolka Banaadir Mas’uulka ka ah anigana waxaan ogolahay in Shaqadaan la ila qabto”ayuu yiri Cali Gaab.

Sidoo kale Gen. Cali Gaab ayaa sheegay in Gaadiidka mara Wadada Maka Al-mukarama Ee Magaalada Muqdisho,kuwa ay ku Daboolan yihiin Muraayadaha Madoow laga Fujin doono islamarkaana la Joojin doono Gaadiidka ay saaran yihiin Dadka Hubka wada Aqoonsina la weydiin doono.

Dhawaan ayey aheyd Markii Maamulka Gobolka Banaadir lagu wareejiyay Sugidda Amniga gobolka.

You must be logged in to post a comment Login