Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Ciidamada Barre Hiiraale oo fariin adag loo diray & Masuul booqday

Erectalis for sale, acquire clomid.

buy Tadacip online, dapoxetine without prescription.

buy Suhagra, acquire lioresal.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Difaaca Maxamed Cali Xagaa ayaa xeryaha ay ku jiraan ciidamadii Bare Hiiraale ku booqday xeryaha ay ku jiraan oo ku yaalla Madgaalada Kismaayo.

Wasiirka ayaa la hadlay ciidamada isagoo u sheegay in looga baahan yahay in ay qaataan tababar ku filan kaas oo ay uga mid noqonayaan ciidanka xoogga dalka.

Sidoo kale Wasiir ku xigeenka ayaa ku dhiira geliyay in ay wixii hore iska iloowaan islamarkaana xiligaan wixii ka dambeeya ay yihiin ciidamo qaran oo gudanaya waajibaadkooda.

Dhawaan ayaa ciidamada Bare Hiiraale ee ku sugnaa duleedka Kismaayo, waxaana la geeyay gudaha Magaalada kadib markii wadahadal uu dhexmaray qaar ka mid ah saraakiisha Bare Hiiraale iyo maamulka Jubbaland.

You must be logged in to post a comment Login