Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: Ciidamadii lagu qabsan lahaaa P/land oo la diyaariyey & Gaas oo xilka laga tuurayo

buy Super P-Force, zithromax without prescription.
buy Cialis Jelly online cheap, acquire lioresal.

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Galan ayaa sheegay inuu diyaariyay Ciidamo aad u badan oo uu ku qabsado Puntland, waxuuna sheegay in Madaxweyne Gaas uu Xilka ka tuurayo.

Guddoomiye Galan ayaa sheegay in Puntland ay Ceel ku dhacday islamarkaana uu Fashilkaasi Mas’uul ka yahay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

“Puntland waxaa ay mareysaa Halkii ugu Xumeyd Abid waxaa ka dhex jira Musuq Maasuq iyo Boob lagu hayo Hantida Shacabka Puntland waana in la badbaadiyaa”ayuu yiri Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari.

buy Silvitra tab, buy lioresal.
Tan iyo Markii Xilka laga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bari ayuu waxaa uu bilaabay Mucaarado ka dhan Puntland, iyadoo Laamaha Amniga Puntland ay weli baadi goobayaan.

You must be logged in to post a comment Login