Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Shalay oo balan qaad ka helay…

Waxaa Cusbitaalada Muqdisho yaalla dad badan oo ku waxyeeloobay weerarkii shalay lagu qaaday Hoteelka SYL Ee Magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya ayaa waxay tageen Cusbitaalada qaar Sida MADIINA HOSPITAL iyagoo soo arkay Xaalada dhaawacyada jiifa.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Maxamuud Xaaji Cabdinuur Madeer ayaa waxa uu sheegay in ay la xanuunsanayaan dadka bukaanka ah ee dhaawaca soo agaray.

buy clomid, buy clomid online.

acquire sildenafil, lioresal online.

Wasiir Madeer oo sii hadlayey ayaa ballan qaaday in dhaawacyada qaar ee aadka uliita Dawlada Soomaaliya Caafimaad dibada ah uqaadi doonto.

buy Malegra DXT, order dapoxetine.

Kudhawaad 60 qof ayaa ku dhaawacmay oo Mas’uuliyiin ku jiraan Dawlada Katirsan Weerarkii Shalay lagu Ekeeyey Hoteelka SYL Ee Muqdisho.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA:

You must be logged in to post a comment Login