Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Dagaal Culus oo Maalintii labaad ka socda Mudug

buy Vigora online, clomid online.

Kamagra Jelly for sale, order clomid.

Dagaal Culus oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood ayaa Saaka dib uga qarxay Degaanka Kheydaro ee Koofurta Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug.

Dagaalka ayaa hadda si xoog leh uga soconaya halkaa,waxaana uu daba joogaa Dagaal Xalay ilaa Shalay halkaa ka dhacayay oo ay ku dhinteen ku dhawaad 10 ruux,kuna dhaawacmen ilaa 20 kale.

Dad Goobjoogeyaal ah ayaa Xaqiijiyay in Dagaalka uu Saaka dib u qarxay islamarkaana Rasaas Xoogan la isku adeegsanayo.

Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay Joojinta Dagaalka,maadaama lagu guda jiro Bil ramadaan loona baahan yahay in la xurmeeyo.

Khasaaraha Dagaalka Saaka ka dhashay weli lama Oga,Sababo la xariira Dagaalka oo weli soconay

You must be logged in to post a comment Login