Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: DF oo shaacisay doorka ay ku lahayd Duqeyntii Hiiraan

zoloft online, online Zoloft.

Super Kamagra without prescription, dapoxetine without prescription.

buy Eriacta, generic zithromax.

Wasiirka arimaha dibada xukuumada Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye oo wareysi siiyay wakaalada wararka Reuters ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay gacan ka geysatay duqeyntii diyaaradaha Mareykanka ka geysteen gobolka Hiiraan.

Wasiirka ayaa sheegay in sirdoonka Soomaaliya ay kaalin ka qaateen duqeynta lagu dilay 150 askari oo Alshabaab ah, sida dowlada Mareykanka ay sheegtay.

Wuxuu sheegay in sirdoonka Soomaaliya oo dhulka ku sugan ay doorweyn ku lahaayeen ayna caawiyeen ciidamada Mareykanka ee duqeeyay saldhiga Alshabaab ee duleedka magaalada Buulo-burde.

“Waxaa jiray warbixin sirdoonkeena oo dhanka dhulka ah oo suuro galisay in duqeynta ah dhacdo, sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa caawiyay Mareykanka”ayuu yiri wasiir hadliye.

Mareykanka ayaa shaaciyay in Alshabaabka xerada lagu dilay ay gaarayaan ku dhawaad 150 askari kuwaasi oo la doonayay iney weeraraan xarumaha AMISOM ee Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login