Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:-Diyaarado dagaal oo duqeeyay Xarun Al-Shabaab ay ku leeyihiin Jubada Dhexe.

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo gobolka Jubbada Dhexe, ayaa A�sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeymoA� la beegsadeen saldhig dagaalamayaasha A�Al-shabaab ay ku leeyihiin Tuulado lagu magacaabo Xasan Kuusow oo ka tirsan gobolka jubada dhexe.

Dadka degaanka ayaa KNN u sheegay in Tuulada Xasan Kuusow oo Duqeyntan ka dhacay ay uA� dhaxeyso Degaanada Jawaari iyo Raaxoole oo ka tirsan A�Jubbada Dhexe.

Ilaa iyo hada inta ogyahay hal gaari oo xamuul ah,ayaa goobtaasi ku baaa��bay,iyadoona halka la duqeeyay ay tahay xarun ay dagaalamayasha Al-Shabaab wax ku barayeen dhalin yaradaA� degaanka ee degan tuulada Xasan Kuusow.

Diyaaradaha duqeynta geystay ayaa waxaa la sheegay in laga leeyahay dalka Kenya.

Hayeeshee Dowlada Kenya weli kama hadlin duqeynta ka dhacday tuulada Xasan Kuusow ee gobalka Jubada dhexe.

Halkan ka dhegeyso codka goobjooga ah

Cialis Jelly without prescription, buy zithromax.

You must be logged in to post a comment Login