Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso “Doorashada sanadkan kama duwanaan doonto 2012-kii” Waxa yiri…

Apcalis SX buy online, order clomid. buy Forzest online, clomid online.

Kamagra buy online, purchase zithromax.

Diplamaasiga Maxamed Maxamuud Nuur oo wareysi gaar ah siiyay idaacada Dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo muhiim ah oo ay kamid yihiin marxaladaha siyaasadeed ee xilligan Dalka marayo,Dhaqaalaha ,arimaha ciidamada ,iyo xiriirka ka dhaxeeyay Dawlada dhexe iyo maamul goboleedyada Wadanka ka jira.

Siyaasiga ayaa sigaar ah farta ugu fiiqay waqtiga kooban ee ka harsan muda xilleedka Dawlada Xasan Shiikh iyo habacsanaanta willi ka jirto jaangooyn la,aanta nidaamka doorasho ee Dalaka wuxuuna saadaalin xumo siyaasadeed ka bixiyay in doorashadan ay u dhici doonto sidii loo balamay ,balse wuxuu xeel dheerahan tilmaamay in nidaamka lagu dhisi doono Dawlada cusub ay lamid noqon doonto tii 2012-kii ee lagu soo dhisay Dawlada hada jirta ee waqtigeedu gawaabsiga yahay.

You must be logged in to post a comment Login