Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: Duulaan cusub oo lagu qaadayo Deegaanada Shabaab..

paroxetine without prescription, Viagra Plus online, cheap Zoloft. dapoxetine online.

cheap sildenafil, cheap zithromax.
Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo go’doonka ka saara degmooyin ka tirsan gobolada Baay iyo Bakool.

Degmooyinkaasi ayaa waxaa Xanibay ururka Al-Shabaab oo jaray dhamaan wadooyinkii soo geli lahaa iyo kuwii ka bixi lahaa degmooyinkaasi ka tirsan gobolada Baay iyo Bakool.

Wasiirka Wasaarada hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Maleesiyaadka ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo dheeraad ah oo tababaro fiican qaatay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay hubiyeen ciidamada duulaanka qaadaya isla markaana ay u dhameystiran yihiin agabkii ay ku dagaal geli lahaayeen.

Hoos ka dhagyso:

You must be logged in to post a comment Login