Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:-Faah faahin Dagaalkii ka Socday Sanaag+Meydad Yaalla Wadada

Eriacta no rx, dapoxetine online.

Ciidan Maleeshiyo Beeleed ah ayaa ku dagaalamay saacadihii lasoo dhaafay Deegaanka Duduble Ee Gobolka Sanaag iyadoo khasaaro kala duwan uu geystay Dagaalkaasi.

Degmada Ceel Afweyn ayaana xaaladu ay haatan tahay mid deggan kadib dagaalkii Beelaha walaalaha ku dhexmaray Degmadaasi.

Gudoomiyaha deegaankaasi waxa uu sheegay inay ku rajo weyn yihiin sidii loo baajin lahaa dagaal mar kale soo laabta hase ahaatee weli la dareemayo xiisada colaad ee labada dhinac udhaxeyso.

Inta la og yahay Afar qof ayaa dhintay iyadoo 6 kalena ay dhaawacmeen sida la sheegay oo maleeshiyaadkii dagaalmay ah waxaana hore beelaha dagaal udhexmaray heshiisiiyey Cali Waran Cade oo ahaa markaasi Wasiitkii Arimaha Gudaha Soomaaliland.

buy Apcalis SX online cheap, generic dapoxetine. dapoxetine reviews, lioresal reviews. HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA:

 

You must be logged in to post a comment Login