Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: Faysal waraabe oo dab kusii shiday Tuhunkii ay qabeen Reer Awdal

Waxaa beryahan dambe sii xoogaysanaya afkaarta shacabka Reer Awdal ay ka bxinayaan iska horkeen la sheegay in laga soo abaabulay madaxtooyada maamulka Siilaanyo.

Waxaana Maanta taasi sii xoojiyay kalmad kasoo baxday Faysal Waraabe afkiisa oo uu ku sheegay in uu oday ahaan ugu tagay Siilaanyo kulana taliyay in odayaasha uu casuumo isla markaana qodobo dhawr ah u odayaasha ka fuliyo si la isaga hor keeno Bulshada Reer Awdal.

Dadka Reer Awdal ayaa hada waxay ku baraarugeen dhibaatada uu ka hayo maamulka Siilaanyo, Iyadoona Safarkii uu dhowaan ugu baxay Boorama ay ka Raacday Fadeexo Baahsan.

buy dapoxetine, buy lioresal.

 

You must be logged in to post a comment Login