Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Gaari lagu soo buuxiyay walxo qarxa oo goorddhow la qabtay

depakote without prescription, clomid without prescription.

Ciidamada Dowlada Somaliya ayaa Goordhow Magaalada Muqdisho Waxa ay ku qabteen Gaari ay ku rakiban yihiin walxaha Qaraxa.

Afhayeenka Wasaarada Amniga C/kamiil Macali Shukri ayaa waxaa uu warqaad u sheegay in ciidamada amnaaka ay gaarigaan ku qabteen isgooyska Sayidka kaas oo taargo la’aan ahaa.

 

Afhayeenka ayaa waxaa uu intaa ku daray in gaarigan uu yahay mid ay daba joogeen ciidamada Dowlada islamarkaana iminka uu baaritaan ku socdo.

You must be logged in to post a comment Login