Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:-Hub & Haween Badan oo Guri ay ku jireen laga soo saaray Gobolka..

buy Super P-Force online, zithromax online.

Haween iyo Rag laga soo qabtay Guri ku yaalla Magaalada Baardheera ayaa haatan waxay ku xiran yihiin Saldhiga Booliska Degmadaasi.

Howlgal ballaaran oo ciidanka Dawlada Soomaaliya ka sameeyeen Baardheere ayaa lagu soo qabtay dadkaasi,xilli gurigaasi laga shakiyey.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA buy sildenafil online, buy clomid online.

Saraakiisha Howlgalka hogaamneysay waxay sheegeen in ay amniga ku xaqiijinayaan howlgalkasi,ayna maalmihii udambeeyey wadeen.

order Viagra Plus online cheap, purchase dapoxetine.

Xuseen Cabdullaahi Xalane oo ah Gudoomiye kuxigeenka Baardheere ayaa sheegay in haween iyo Rag ay kasoo qabteen guri hub badan ku jireen haatana la baarayo waxay dadkaasi ahaayeen.

Dadka lasoo qabtay ayaa looga shakisan yahay inay katirsanaayeen Ururka Al Shabaab oo Baardheere mararka qaarkood Amni daro ka geysta.

You must be logged in to post a comment Login