Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Indha-cadde oo ka Shifay Sirta Shabaabka ku duulay P/land

buy Kamagra Polo online Kamagra Flavored online buy Viagra, buy zithromax. , cheap Zoloft. , buy clomid online.

Wasiir Dowlihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa ka hadlay Shabaabka  ku duulay xeebaha  Deegaanada Maamulka Puntland.

 

Indho cadde ayaa sheegay in Shabaab ay Puntland u tageen Saddex Arrimood oo kala ah,in ay Qalqal galiyaan  Amniga Puntland,in ay doonayaan Tagitaanka Buuraleyda Galgala maadaama lagu jabiyay Koofurta Soomaaliya oo Mareykanku uu ku Duqeeyay iyo sidoo kale in ay doonayaan Qorshe ah in Xoog ay ku soo furtaan Maxaabiis Shabaab ah oo Puntland gacanta ugu jira islamarkaana Shabaab Muhiim u ah.

Sidoo kale Indha-cadde ayaa sheegay in Xiligaan aan oo baahneyn in Puntland iyo Dowladda federaalka ay isku Eedeeyaan Shabaab,balse Muhiimadu ay tahay in Shabaab ay yihiin Cadawga Ummadda Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

You must be logged in to post a comment Login