Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Kenya oo ku hanjabtay in 1da July ay xireyso Dhadhaab, Sabab?

dapoxetine online, lioresal online.
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in 1-da Bisha July ee soo socota ay billaabi doonto xiritaanka Xerada Dhadhaab ee Waqooyi Bari Kenya.

Malegra buy online, generic dapoxetine.
Amos Gathecha,oo ah Xog-hayaha Wasaaradda Amniga Kenya ayaa Magaalada Mombasa kaga dhawaaqay in Bisha July 1deeda ay billaabi doonaan dib u celinta Qaxootiga iyada oo sida uu sheegay ay Xeryahaasi hoos u dhigeen dhaqaalaha Dalka Kenya.

Amos Gathecha,Shir looga hadlayay Dalxiiska iyo maalgashiga oo ka dhacay Magaalada Mombvasa,ayaa waxaa uu sheegay in Beesha Caalamka ay la ogtahay arrintan,waxaana uu intaa ku daray in Dhadhaab la xiro aysan dood ka taagneyn laakiin ay qaabka xiritaanka laga hadlayo.

Dhadhaab,waxaa ku jira Dad ka badan 600,000 oo Qaxooti ah oo u badan Soomaali ah,waxaan ay Xeryaha oo kala ah Dhadhaab iyo Kakuma Kenya ku sheegtay in ay kala kulantay Dhaqaalo xumo iyo amni la’aan.

You must be logged in to post a comment Login