Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: K/galbeed oo beenisay xeradii daacish ee la bur buriyay

Kamagra Gold for sale, buy Zoloft. acquire sildenafil, zithromax without prescription. celebrex online, cheap clomid.

Shalay Dowlada Somaliya gaar ahaan Taliska Ciidamada Kumaandooska Waxaa ay sheegeen in Degaanka Janaale ee Gobolka sh/hoose  ku burburiyeen Saldhig Kooxda Daacish.

Maamulka koonfur galbeed oo isgu ay hoos timaado Janaale ayaa arinkaa howlgalka ciidamada Dowlada ka hadlay.

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Maamulka Koofur Galbeed Cali C/llaahi Isxaaq ayaa sheegay in aysan jirin wax Saldhig ah oo Daacish ay ku leedahay Janaale ee Gobolka Sh/Hoose balse Al-shabaab ay dagan yihiin.

Taliyaha Waxaa uu intaa ku daray in Koofur Galbeed ayaa  la socoto in Shabaab ay halkaa joogaan balse waxaa uu beeniyay habayaraatee in Koox ka tirsan Daacish ay Xarun ku leedahay Degaanka Janaale.

Janaale Ciidamada Dowlada & Kuwa AMISOM dhoor jeer oo hore ayeey la wareegeen balse hada waxaa maamula Al-shabaab oo si buuxda gacanta ugu haya.

You must be logged in to post a comment Login