Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Khilaaf udhaxeeya Madaxda Galmudug+Kuxigeen C/kiriin Guuleed oo miciyo lasoo baxay

Waxaa Hakad ku jira furitaanka Shirka ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug sida la sheegana mas’uuliyiin ay ka shaqeenayaan sidii aan loo kulmi laheyn.

Xildhibaano kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa waxay si kulul ugu Eedeeyeen Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey inuu is hortaagayo qabsoomida Kalfadhiga Seddexaad Ee Baarlamaanka.

buy Apcalis SX Oral Jelly, dapoxetine reviews.

Feysal Axmed Cabdulle oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ku shiray Cadaado ayaa si cad usheegay in Madaxweyne Carabeeya uu Xildhibaanada ka codsaday in Magaalada Gaalkacyo uraacaan si kulamada Baarlamaanka ubaaqdo.

cheap sildenafil, cheap lioresal.

Xildhibaan Feysal ayaa sidoo kale soo bandhigay in la dhibaateeyey Gudoomiyaha Baarlamanaka Cali Casir Gacan Xildhibaanada qaarna Istaafkii laga reebay tacadina ay jirto.

Female Cialis no rx, order lioresal.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

You must be logged in to post a comment Login