Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Madaafiic xoogan oo lagu garaacay Deegaano Shabaab Maamulaan

Cialis Super Active for sale, Tadalis SX Soft for sale, dapoxetine reviews. clomid without prescription.

Viagra Plus for sale, acquire zithromax.

Wararka ka imaanaya Tuulooyin Hoosyimaada Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose oo ay ka mid yihiin Kaaytooy,Afbanaane iyo Garsiine ayaa waxaa ka dhacay Duqeyn ay geysteen Ciidamada AMISOM ee Gobolka Shabellaha Hoose ku sugan.

Madaafiicda ayaa la sheegay in lala beegsaday Fariisimo Shabaab ay ku leeyihiin Tuulooyinkaasi,kuwaas oo laga ridayay Fariisimo Ciidamada Midawga Afrika ay ku leeyihiin Degaanka Shalaanbood ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Guddoomiyaha  Degaanka Shalaanbood Nuur Cismaan Raage ayaa sheegay in Madaafiicda lala beegsaday Xerooyin ay dagan yihiin Shabaab islamarkaana Madaafiicdaasi ay qeyb ka tahay Howlgal Gobolka laga bilaabay.

Nuur Cismaan Ciise ayaa sheegay in Dadkii Rayidka ahaa ee ku noolaa inta u dhexeeyasa Buufoow iyo Janaale ay ka barakaceen Madaafiicda lagu garaacay halkaasi.

 

 

You must be logged in to post a comment Login