Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso Madaxweynaha Soomaaliya oo u Diraya Hambalyo ku Aadan Ciidul Fidriga Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed

Kulu Caam Wa-antum Bikhayr

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa caawa Hamabalyo u diray dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
DSC07106

Hoos hoose ka Dhageeyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ummadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciidul fidriga.

Halkaan ku dhufo si aad u dhageysatid hambalyada Madaxweynaha Soomaaliya

You must be logged in to post a comment Login