Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Madaxweyne Xasan Sh “Muqdisho Xaqeeda wey heli doontaa laakiin hadda ma ahan”

buy Sublingual Viagra, generic lioresal. Extra Super Tadadel without prescription, generic dapoxetine. clomid online, acquire clomid.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay yeelaneyso maqaam gaar ah, isagoo cadeeyay caqabada ka dhalatay matalaad la’aanta Aqalka sare ay tahay in aan wali la sameyn maqaamka uu yeelanayo.

Waxaa uu sheegay in Dastuurka uu ku qoran yahay in magaalada Muqdisho ay tahay Caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, isagoo xusay in maalmaha soo socda wada tashi badan laga geli doono sidii ay matalaad ugu yeelan laheyd Aqalka sare ee Baarlamaanka.

“Magaalada Muqdisho maqaam gaar ah oo la sameyn doono ayay yeelaneysaa, maqaam gaar ah wali lama sameyn waa waxa caqabada keentay, hada waxaa socda wada xaajood iyo wada tashi badan, madasha qaran ayaa maalamaha soo socda Muqdisho shirkooda uga furmi doona, waana laga wada hadli doonaa”ayuu yiri Madaxweynaha.

You must be logged in to post a comment Login