Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Ximan & Xeeb Tiiceey oo la xukumay

paroxetine online, buy Cialis Jelly online cheap, acquire lioresal. dapoxetine without prescription.
Maxkamada ku taal wadanka Biljam ayaa xukun ku riday Madaxweynihii Hore ee Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey, iyadoo Maxkadamada ayaa ku xukuntay 5 sanno(maalintii 12 saacadood, sanadkii ayaa u dhigma 6 Bilood) shantan sano ayaa noqonaysa 2 sano iyo bar oo u dhiganta intii uu xirnaa intii uu xabsiga ku jiray. Maxkamadan ayaa Mudane Tiiceey ku weysay dambiyadii loo heystay ee ahaa inuu ka tirsanaa Burcad badeed soomaaliyeed.

Mr. Tiiceey oo Muddo laba sano kabadan ku xirnaa wadankaas ayaa maxkamadu ku guuldareysatay in cadeymo u keento dambiyadii lagu soo oogay, taas badalkeeda maxkamadu si uusan magdhow u weydiin.

Faysal Askar Nuure oo Lahadlay Idaacada Codka Gobolada Dhexe isagoo kusugan Wadanka Biljim ayaa sheegay in la filayo in 2 Bishan April xabsiga laga sii deyn doono, iyadoo loo ogolaaday in muddo labad bilood gudahood uu rafcaan uga qaadan karo xukunkaas, madaama aysan maxkamadu aysan u xukumin wax mag dhow ah.

You must be logged in to post a comment Login