Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:-Mas’uul Katirsan D.F oo yiri,waxaan dayan dooa Siyaad Barre

Waxaa dhawaan la filayaa in dib loo ambaqaado Shirka maamulka loogu sameenayo Gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe taasi oo lasoo sheegayo in dib loo furi doono.

Muddo Sideed bil ku dhaw ayaa waxa hakad ku Jira Shirka Maamulka loogu dhisaey labada gobol taasi oo keentay in ergadii ka qeyb gali laheyd Shirkaasi ay ka dareereen ama iskaga tageen Degmada Jowharoo Shirka ka furnaa.

order Suhagra online cheap, buy clomid. Tadacip no rx, order dapoxetine buy clomid online, purchase zithromax. .
Xog-haya Joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay isagoo jooga Baydhabo inay ku dadaalayaan sidii loo keeni lahaa Shirka Jowhar Waxgaradka diidan Ee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif hogaanka u yahay.

Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa waxay hore usheegeen inaysan ogoleyn wax ku darsiga Reer Shabellaha dhexe islamarkaana ay doonayaan in maamul gooni ah sameystaan.

Yaxye Cali ibraahim waxa uu sheegay in isniinta isbuuca dambe dib Jowhar shirka uga furmi doono ayna Awood isticmaali doonin Dawlada Sidii uu Siyaad Barre Sameyn jiray waa sida uu hadalka udhigay Yaxye Ibraahim.

You must be logged in to post a comment Login