Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso mid ka mid ah ragii ay xabsi daain ku xukunty maxkamada maamulka Puntland oo ka hadlay arintaasi

Maxkamad ku taalla magaalada Garoowe ayaa xukunno culus ku ridday 14 qof oo la sheegay inay ka qaybgalayana shirka ka dhacaya Cadaado oo maamul loogu samaynayo Gobolladsa Dhexe, Maxkamadda ayaa dadka ku  eedeeysay “qaran-dumisnimo”

Saddex ka mid ah dadkaasi ayaa lagu xukumay ugu yaraan 25 sano ilaa xabsi daa’im halka 11 kalena lagu xukumay min 10 sano ilaa 25 sano oo xadhig ah. Dadkan ayaa la xukumay iyaga oo maqan.

Dadka xukunka xabsi daainka ay Puntland ku riday waxaa kamid ah Cabdiwali Muse Shire Dhamuuke oo horey uga mid ahaa xildhibaanadii Puntland, haatan hoggaaminaya ergada Mudug ka socota ee 13 xubnood ah.

Dhamuuke oo u warramay VOA ayaa sharci daro ku tilmaamey in xabsi daain lagu xukumo, isagoo difaacay ka mid noqoshadooda maamulka loo dhisayo gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Female Viagra without prescription, cheap lioresal.

You must be logged in to post a comment Login