Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: M/weyne Xasan oo war cad ka soo saaray arrin laga cabsi qabay

buy Cialis Professional, purchase zithromax. buy clomid online without prescription, clomid online. Malegra DXT without prescription, purchase lioresal.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay go’aan cabsi badan laga qabay oo ku saabsan muddo kororsi loo sameeyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Isagooka hadlayay barnaamij laga sii daayay Raadiyaha iyo TV-ga dowladda wuxuu Xasan Sheekh xaqiijiyay inay doorasho ka dhici doonto dalka waqtigii loogu talo galay oo aanay jiri doonin wax muddo kordhis ah.

Beesha caalamka ayaa walaac weyn ka qabtay dib u dhac ku yimaada doorashada 2016, waxaana madaxweyne Xasan Sheekh ku doodayaa inaan waqtigaasi laga dib dhici doonin.

Xukuumadda Cumar C/rashiid ayaa hore u soo jeedisay inay dhowr bilood u baahan tahay si doorashada loo qabanqaabiyo.

You must be logged in to post a comment Login