Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:-Nin Walaalkiis ku dilay Muqdisho.

buy sildenafil, buy zithromax. Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Waaxda Xaawo Taako ee degmada Howl-wadaagA�Axmed Ismaaciil MaxamedA�ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Kulmiye InA�C/llaahi Cali Qaado uu xalay saqdii dhexe dilay WalaalkiisA�Xasan Cali QaadoA�oo loo yaqaanoA�(Laari)A�waxa uuna falkaan ka dhacay agagaarka Xaafadda Daalo ee degmada Howl-wadaag.

Ninka Wax dilay ee C/llaahi Cali Qaado ayaa la sheegay in dhawaan uu ka yimid dalka dibadiisa waxaana dilka sababay muran la sheegay in mudooyinkii la soo dhaafay uu ka dhax-taagna Labada Wiil ee Walaalaha ah.

Guddoomiyaha ayaa KNN u sheegay in dilka uu ka dhacay Guriga Gudahiisa islamarkaana uu u adeegsaday Midi kaga dhacday Wadnaha, waxa uuna dhintay ka hor inta aanan la geynin Goob CaafimaadA�Xasan Cali QaadoA�oo loo yaqaanoA�(Laari). Female Viagra buy online, generic dapoxetine.

Halkaan ka dhageyso GuddoomiyeA�Axmed Ismaaciil Maxamed


You must be logged in to post a comment Login