Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso Raisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay golaha wasiirada

CCC

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa caawa ku dhawaaqay golaha Wasiirada.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in uu wadatashi la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Xildhibaannada waxaan ka codsanayaa inay meel mariyaan xukuumadda cusub ee aan caawa soo dhisay, waxaana ku jira xubno dhowr ah oo dib loogu soo celiyay hay’adihii ay hayeen, iyadoo aan ka eegnay dhinacyo badan, waxaana ku jira xubno kale oo horleh.

 Halkaan ka dhageysi liiska golaha wasiirada cusub Cialis Soft online, order clomid.

You must be logged in to post a comment Login