Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Reer Kismaayo oo Wadnaha Farta ku haya+Dagaal laga cabsi qabo…………..

Apr 22, 2014 – Aragtiyood
Afhayeen u hadlay garabka Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa ku hanjabay in ay weerar ku qaadayaan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka J/hoose, wuxuu in taasi raaciyay wixii dhib ah ee Kismaayo ka dhaco in uu sabab u yahay Raysal Wasaare C/wali Sheekh.

Riix halkan ka dhageyso Afhayeenka

You must be logged in to post a comment Login