Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Senetor Cabdi Qeyb Diid & Khudbadii Uu Ka Jeediyey Garowe

buy Female Cialis, order clomid.

Wafdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka Labada Aqal Ee Dalka Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeyb-diid) ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Garowe.

Waxa wafdigaan si diiran loogu soo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha,waxaana kadib loo galbiyey Xarunta Baarlamaanka Puntalnd.

Senetor C/Qeyb Diid ayaa waxa ku wehlinaya Socdaalkiisa,Xubno ka socda Maamul Gobolleedyada iyo gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka.

Xildhibaan Burhaan Aadan Cumar waxa uu sheegay in Ujeedkoodu yahay Shir Berri talaado ah ka furmaya Magaalada Garowe oo Dib u eegista Dastuurka lagaga hadli doono.

Gudoomiyaha Labada Aqal Ee Dastuurka Cabdi Qeyb Diid waxa uu sheegay inuu umahad celinayo Dadkii soo dhaweeyey Maanta markii ay tegeen Garowe.

Waxa uu sheegay in Dastuur Macnihiisa dad badan ogeyn uuna yahay Heshiis Bulsho oo lawada galay Sidaa awgeedna in la turxaan bixiyo si wadajir ah ay muhiim tahay.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA:

buy Cialis Professional online cheap, zithromax online.

You must be logged in to post a comment Login