Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Siyaasi Caan ah oo Fashiliyey Qorshaha Qarsoon ee BFS

Viagra Plus online, cheap Zoloft.

acquire tadalafil, acquire lioresal. acquire tadalafil, Zoloft withoutprescription.

Diblumaasi Maxamed Caalim ayaa ka hadlay saamaynta ka dhalan karta heshiiska madasha qaranka ee horyaala baarlamaanka Soomaaliya haddii ay ansixiyaan Golaha Baarlamaanka, taasi oo wal wal laga qabo khilaaf siyaasadeed iyo jahwareer dalka uu galo xilli ay waqti yar ay ka harsantahay doorashada dalka.

Maxamed Caalim ayaa sheegay baarlamaanku inay ka shaqaynayaan danno qabiil maadaama ay ku doodayaan arimo kusaabsan gobolka Banaadir , isagoona xusay caqabadda ugu wayn ee haysatay dowladda tan iyo sanadkii 2012kii iyo fashilkii siyaasadeed ee soo wajahay uu baarlamaanku lahaa qaybta ugu balaaran.

You must be logged in to post a comment Login