DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga oo digniin u diray ciidamada qaranka Somalia

Filed under: Wararka |

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya sareeyo gaas Cabduweli Jaamac Gorod ayaa soo saaray digniin ku socota Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan duleedyada Magalada Muqdisho xilli maraaka qaar ay Shacabka ka cawdaan.

Taliye Gorod ayaa sheegay in Ciidamada aan deegaanada ay ku sugan yihiin loo geynin ay Shacabka dhibaateeyaan isaga oo digniin u diray.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

Posted by on July 12, 2018. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply