Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:-Wariye Kasoo Dhex Hadlay Maxkamada Hegue & Xog Uu Bixiyey

Wararka ka imaanaya Waddanka Holland ayaa waxay sheegayaan in maanta si qoto dheer dadka ay ula socdeen kiiska Badda Soomaaliya oo Kenya ay la wareegtay taasi oo dacwadooda ay Maxkamada Hegue la wareegtay.

Penegra buy online, acquire dapoxetine.
cheap nolvadex online, cheap dapoxetine.

Wariye C/raxmaan Nuur Abuukar oo kusugnaa Xarunta Maxkamada Cadaalada Caalamiga ah ayaa waxa uu ka warbixiyey sida dacwada loo dhageystay maanta Muranka Badda Ee Udhaxeya Dalalka Soomaaliya & Kenya.

cheap dapoxetine, cheap lioresal. HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Ilaa maanta waxaa la dhageystay Khudbadaha Qareenada udoodayey Dawlada Kenya oo soo bandhigay qodobo ay ku doodayaan in ay sharci ahaan saxan yihiin.

Maalinta Berri ah waxaa la rajeenayaa in Xubnaha Soomaaliya Ee Dacwada kusoo bandhigaan waxyaabaha ay Kenya ku heystaan iyo Xad gudubka ay Badda Soomaaliya kusoo sameysay.

You must be logged in to post a comment Login