Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: wasiir Goodax Barre oo bixiyey jawaabihii laga sugayey

Dadweyne badan oo ka qeyb galay barnaamijka, ayaa weydiiyey su’aalo adag wasiirka, waxaana jawaabo loo helay arrimo badan oo dadka ay is-weydiinayeen, ayada oo sidoo kalene wasiirka uu bixiyey xog muhiim ah. Halkan hoose ka dhageyso wasiir Goodax Barre.

You must be logged in to post a comment Login