Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Wax ka dhax socda Xerada ciidamada itoobiya Ee Halgan & Al-Shabaab oo gudaha ugalay

Penegra no rx, cheap lioresal. Order baclofen, order Zoloft. Female Viagra online, order lioresal.

Maleeshiyo katirsan Ururuka Al-Shabaab ayaa waxaa weerar ku bilaawday Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ay ku qaadeen xerada ciidamada itoobiya ay ku leeyihiin Deegaanka Halgal ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalamayaasha Ururuka Al-Shabaab ayaa gudaha ugu daatay ciidamad Itoobiya iyadoona Qaraxyo iyo Rasaas xoogan weli laga maqlayaa gudaha Xerada La weeraray.

Qof Dumar ah oo ka mid ah Dadka deegaanka Halgan oo diiday in Magaceeda Warbaahinta loo adeegsado sababo Amni  Ayaa sharaxday Sida y wax uga socdaan Saakay Xerada Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin Deegaankaasi.

75-Km ayaa u dhaxeysa Deegaanka halgan & Magaalada B/weyne ugana beegan dhanka Koonfureed ,Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Weerarkan maadaama weli la maqlayo rasaas iyo Qaraxyo culus.

You must be logged in to post a comment Login