Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO XASAASI: Imisa ruux ayaa UN-ka kaga dhimatay Weerarkii Saaka, Xageesa lala damacsanaa?

buy Malegra, acquire clomid. order Malegra DXT online cheap clomid no rx, clomid reviews. , buy Zoloft.
Maamulka Gobolka banaadir ayaa shaaciyey Tirada Askarta UN-ka kaga geeriyootay Weerarkii Saaka Al-Shabaab ka fulisay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Qaraxyada la la doonaayay xarunta ciidanka AMISOM ee Xalane, laakiin ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay fashiliyeen.

Ciidamo Soomaali ah oo Ilaalo u ahaa Xubno UN-ka ka tirsan iyo ciidamo ka tirsan Nabad Suggida iyo Dad shacab ah ayaa ku geeriyooday Qaraxaasi, kuwaasi oo ku dhintay Qaraxa ka dhacay Agagaarka Irida Ciidamada AMISOM ay ka galaan Garoonka ee Madiina Gate.

 

You must be logged in to post a comment Login