Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso “Xasan Sheekh & CCC waa inay Xilka Wareejiyaan” waxa yiri…

Kulan ay Maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mid ah Musharaxiinta Soomaaliyeed ee u diyaarka ah iney ka qeyb galaan doorashada la filayo iney sanadkaan ka dhacdo Soomaaliya ayaa kulankooda waxa ay kaga hadleen Xaalada siyaasadeed ee Dalka.

buy Brand Viagra online buy Forzest online, clomid online Silagra no rx, cheap zithromax. . , zithromax online.
Waxa ay kulankooda ka soo saareen go’aano la Xiriira waqtiga ka dhamaaday Madaxweynaha Soomaaliya iyo sida uu qabo in sharciga la waafajiyo.

Waxa ay sheegeen in sharci ahaan marka uu Madaxweynaha waqtiga ka dhamaado in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya lagu Wareejiyo awooda Madaxweyne ee Dalka.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in Dastuurka dalka uu qabo in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu si KMG ah xilka Madaxweynenimo ee dalka inuu hayo inta ay ka dhaceyso doorshada.

Musharax Maxamed Cali Ameeriko ayaa warbaahinta u aqriyay go’aanka iyo War Murtiyeedka ka soo baxay Kulankooda.

RIIX HALKAN: DHAGEYSO MAQALKA

You must be logged in to post a comment Login