Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Xiisad Dagaal & Hub aruursi xoogan oo ka jira Magaalada..

acquire tadalafil, acquire lioresal tadalafil reviews Viagra soft FRUIT buy online, order clomid. , purchase Zoloft. .

Wararka ka imaanaya Magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa ay ka taagan taahy xiisad u dhaxeysa laba beelood oo wada dega halkaa.

Wax garadka Ku nool Buuhoodle ayaa Dalbaday in labada dhinac ay joojiyaan Xiisada iyo abaabulka dagaal ee ay hurinayaan oo ay miiska wada hadallka ay isugu yimaadaan oo ay dhameeyaan khilaafka.

 

Dadka ku dhaqan Magaalada ayaa cabsi xoogan ay soo wajahday iyadoona Saraakiil katirsan Maamulka Khaatumo ay sheegeen in ay Dib ula wareegi doonaan Magaalada oo kol here ay isaga baxeen.

You must be logged in to post a comment Login