Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Xil. Jeesow: “RW dastuurka ayuu jabiyay”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in booqashada Ra’iisul wasaaraha ee Kismaayo ay tahay mid aad u qaldan isla markaana dastuurka Ra’iisul wasaare C/wali Sheekh uu ku xad gudbay.

Waxaa kaloo uu tilmaamay in maamulka Jubba uu yahay maamul weli dowladda aysan aqoonsan.

You must be logged in to post a comment Login