Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Xildhibaan & Wasiir isku hub aruursanaya + xiisad ka taagan..

purchase clomid, generic sildenafil buy Viagra, buy zithromax. , generic zithromax. acquire zithromax.

Waxaa cirka isku sii shareeray Xiisad u dhaxeysa Wasiir ka tirsan Jubbaland & Xildhibaan katirsan BF oo ka taagan Magaalada Baled-Xaawo ee gobolka Gedo taa oo had mareysa meeshii ugu sareysay dhanka hub uruursiga.

Xilidhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ku sugan magaalada Baled-xaawo ayaa dowladda & Jubbland ku eedeeyey in aysan waxba ka qaban dhibaatooyinka lagu haya dadka sugan Gobolka Gedo.

wararka ay intaa ku darayaan in Odayaasha dhaqanka ay wadaan waan waan lagu xalinayo xiisada u dhaxeysa Xildhibaan Cabdi-fitaax Nuur Mataan iyo Cabdi-rashiid Janan oo ah Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Jubbaland.

You must be logged in to post a comment Login