Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Al Shabaab Oo Ka Hadashay Baaqa Iscasilaadda Ee Loo Jeediyay Xasan Sheekh Maxamuud.

Sheekh Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal mas’uulka xarakada Shabaabul Mujaahidiin uqaabilsan gobolka Banaadir ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhaxgalay hoggaanka DF-ka.

Isagoo wareysi siinayay Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka xarakada Al Shabaabul ayuu soo hadal qaaday baaqii ay dhawaan soo saareen xildhibaanada baarlamaanka ee ku aadanaa iscasilaadda Xasan Sheekh Maxamuud.

“Annagu kuwaas dowlad uma naqaan Nimanka qowsaarada ah ee gaaladu ku adeegato ayay iska ceyrisaa wax cusub ma ahan in Xasan Sheekhna wadadaasi maro”ayu u yiri Sheekh Cali Jabal.

buy Tadalis SX Soft, dapoxetine reviews.

You must be logged in to post a comment Login