Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Al Shabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerar Gaadiid iyo Dad lagu Qabsaday oo Gudaha Kenya Ka dhacay.

buy Viagra Super Active online, purchase clomid.

Afhayeenka ciidanka xarakada Shabaab Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab oo shir Jaraa’id qabtay ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo gobollada dalka.

Al Shabaab waxay sheegtay in ciidamadoodu  howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen duleedka deegaanka Lamu ee dalka Kenya ay kusoo qabteen laba gaari iyo dad Kenyan ah oo la socday.

Sidoo kale Sheekh Abuu Muscab wuxuu soo hadal qaaday dagaallo gaadiid looga gubay ciidanka shisheeyaha AMISOM oo ka kala dhacday duleedka magaalooyinka Kismaayo iyo Baraawe.

You must be logged in to post a comment Login