Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:Amaanka Muqdisho Cida Hortaagan oo Shaaca Laga Dhigay & Sababta oo Lacadeeyay

Generaal Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii hore ee Ciidamada XDS Dowladii Maxamed Siyaad Barre ayaa ka hadlay Talaabadii Xilalka looga qaaday Taliyaashii Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya iyo sidoo kale Magacaabista Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya.

Gen Maxamad Nuur Galaal ayaa sheegay in Magacaabista Wasiirka Amaniga Qaranka iyo Taliyaasha aysan xiligaan waxba ka badali karin Amaanka Magaalada Muqdisho oo maalmihii danbe faraha ka baxay.

Genaraalka ayaa sheegay in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay Amaanka ku fadhiyaan hadii aysan ayagu u hagarbixina uusan hagaagi karin Amaanka Dalka Soomaaliya gaar ahaan kan Caasimada.
Shalay ayey aheyd markii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu Shaqadii ka Eryey Taliyaashii Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida islamarkaana Magacabay Taliyaal Cusub waxaana Xilka qaadista Taliyaasha ay soo baxaday wax yar ka dib markii la weeraray Madaxtooyada Soomaaliya.

Malegra FXT no rx, buy lioresal online.

vilaa

You must be logged in to post a comment Login