Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Beesha Gaaljecel Oo ku Dhawaaqday in ay Sameysay Ciidan gaar ah oo Axmed Madoobe iyo Kenya la dagaalama.

Salaadiinta beesha Gaaljecel ee gobolka Jubbooyinka ayaa ka hadlay weerar ay maalin ka hor ku qaadeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Beesha Gaaljecel waxay sheegtay in ay diyaarsatay ciidan gaar ah oo ay ugu talagashay la dagaalanka maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo Kenyaatiga Jubbada Hoose ku sugan.

Waa markii ugu horreysay oo ay beel kamid ah beelaha soomaaliyeed ku dhawaaqdo in ay sameysatay ciidan hubeysan oo dagaal toos ah lagelaysa shisheeyaha kusoo duulay dalka soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login