Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:Masuuliyiin Isku khilaafay Qaabka Loo Xasilinaayo Colaadaha Shabellaha Hoose

Riix halkaan si aad u dhageysato zoloft without prescription, Zoloft withoutprescription.

ayadoo Dowladda Soomaaliya ay gudi Xal ka gaara Gobolka Shabellaha Hoose Dagaalka ka dhacay ay u Xilsaartay ayaa waxaa Gudigaasi qaabka ay wax u wadaan Waxaa ku kala Qeyb samay maamulka Gobolka Shabellaha Hoose.
Gudoomiye Xigeenka Gobolka Shabellaha Hoose C/laahi Muuse Abuukar oo sheegay in aysan la Kulmin Gudiga islamarkaana aysan hada la Kulmi Doonin,asagoona u sababeyey in Gudiga ay qeyb ka yihiin Dadka Hurinaya Colaada.

You must be logged in to post a comment Login