Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Salaad Cali Jeele oo Xanaaqay+Sir uu ka hayo Doorashada

Viagra Gold online, acquire lioresal.

tadalafil reviews cheap depakote, cheap clomid. , purchase Zoloft.
Isgaoo ka hadlayey kulan ka dhacay Maanta Magaalada Muqdisho ayuu Salaad Cali Jeelle waxa uu kusoo bandhigay Sir dadka badankood aysan la socon oo ku saabsan Doorashada bilo kadib ka dhici doonta Soomaaliya.

Salaad oo khudbadiisa run iyo xog uu hayey iskugu jirtay marka uu hadlayeyna Sacab uu udhacayey ayaa sheegay in Madaweyne Xasan Sheekh iyo Xisbigiisa ay doonayaan mar kale inay lacag u adeegsadaan qabashada Madaxtinimada Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale sheegay Salaad in R/wasaare Sharma’arke qudhiisu yahay Murashax doonaya inuu xilkaan ku baratamo hadiiba uu hanan karo.

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa dhaleeceeyey Madaxweyne Xasan Sheekh kuna sheegay mid Dalka Aafo iyo Abaar uhorseeday mudadii xilka uu hayey sidaa awgeedna uu lacagihii dadka ay madaxooda kusoo qaateen isaga iyo Xisbigiisa ay ku doonayaan in kursiga ku helaan.

You must be logged in to post a comment Login