Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Afhayeenka Al shabaab oo Shir Jaraa’id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Baraawe,Duleedyada Boosaaso iyo Kismaayo.

Taliska ciidanka shabaab ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay howlgallo ay kula dagaalameen  ciidanka Afrikaanta iyo maleeshiyaadka la shaqeeya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Soomaaliya.

Viagra soft FRUIT no rx, purchase clomid.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa shir Jaraa’id oo uu warbaahinta uqabtay wuxuu ku sheegay in ciidankooda  ay khasaara xooggan ugu geysteen ciidanka   Itoobiya, Kenya  iyo maleeshiyaadka maamulka Puntland kadib dagaal ka dhacay duleedka Boosaaso.

You must be logged in to post a comment Login