Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Gedo iyo Galguduud.

Abumuscab
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolada dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa shir Jaraa’id ku faah faahiyay dagaallo ka dhacay Gedo iyo Galguduud.

You must be logged in to post a comment Login