Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Sheekh Cali Dheere Oo Shir Jaraa’id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Xarunta Baarlamaanka iyo Arrimo Kale.

thumb

Kamagra Gold for sale, buy Zoloft.

Afhayeenka xarakada Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo shir Jaraa’id qabtay ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay Howlgallo shaleey ka dhacay Muqdisho.Sheekh Cali dheere wuxuu sheegay in weerar qorshaysan ay ku qaadeen xeyndaabka xarunta baarlamaanka dowladda Federaalka,wuxuuna xaqiijiyay in weerarkaasi ay ku dileen 30 Askari oo DF-ka katirsan iyo 2 askari Yugaandheys ah.

Xarakada Al Shabaab ayaa baaq udiray ciidanka Dowladda Federaalka ee ilaalada ka haya xarumaha muhiimka ah ee DF-ka “Waxaa tihiin wiilal soomaaliyeed war isaga taga dulliga aad ujirtaa in aan idin dilno waxaan ka jecelnahay in aad towbad keentaan oo aad islaamnimo ku dhimataan”ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

 

Al shabaabka Soomaaliya waxay ku dhawaaqeen Ol Ole ka dhan ah ciidamada Ilaalada waddooyinka DF-ka ee Taraafikada looga yaqaan “Kuwa Taraafikada waxaan leenahay inbadan waan idinka meer-meernay balse waxaad naqateen cumalo waddooyinka taagan hadda kadib bartilmaameed ayaad utihiin mujaahidiinta haddii aad ka joogsan weysaan falalka aad ku jirtaan”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Sheekh Cali dheere.

You must be logged in to post a comment Login