Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:Taliska Ciidanka Al Shabaab oo Ka Hadlay Weerarada Muqdisho iyo Dagaal Qoryooley Ka Dhacay.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab afhayeenka ciidanka Shabaab ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo shabeelaha Hoose.

clomid online, zithromax reviews.
Abuu Muscab ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Al Shabaab wuxuu tafaasiil dheeri ah ka bixiyay sababta ay askarta iyo saraakiisha DF-ka ugu dilayaan magaalada Muqdisho.
Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday dagaal saacado badan qaatay oo ciidamada AMISOM iyo kuwa shabaabul Mujaahidiin xalay ku dhaxmaray degmada Qoryooleey.

You must be logged in to post a comment Login